Ahmed Macalin Fiqi oo ah musharax utaagan qabashada maxtinimada Doowlad Goboleedka Mudug iyo Galgaduud waxuu leeyahay" dadka Soomaaliyeed dhul ahaana looma kala gogeyn karo dad ahaana looma kala qoqobi karo" Waa hadal qiimo leh oo qaranimada udaneeynaayo.
