Thursday, 7 May 2015


Ahmed  Macalin Fiqi oo ah musharax utaagan qabashada  maxtinimada Doowlad Goboleedka  Mudug iyo Galgaduud waxuu leeyahay" dadka Soomaaliyeed dhul ahaana looma kala gogeyn karo dad ahaana looma kala qoqobi karo"  Waa hadal qiimo leh oo qaranimada udaneeynaayo.